Maamulka degaanka Soomaalida oo si kulul uga hadlay iscasilaada Filsan C/llaahi

Maamulka dowlad degaanka Soomaalida ayaa si kulul uga hadlay iscasilaadda Wasiiradii haweenka dowlada Itoobiya Filsan Cabdullaahi oo shalay iscasilaadeeda u gudbisay RW Abiy Ahmed. Filsan oo ka soo jeeda degaanka Soomaalida ayaa ahayd masuukii ugu horreeyey heer federaal ee qirta inuu kufsi ka dhacay gobolka Tigray xilligii uu dagaalku ka socday. Wasiirada ayaa qoraal ay … Continue reading Maamulka degaanka Soomaalida oo si kulul uga hadlay iscasilaada Filsan C/llaahi